Sign in or 

Waxaan jeclay in aan suugaantayda ku toosiyo ummadda Soomaliyeed ruuxii qaadanaaya. Waxaa jirta in ay dadku jecel yihiin suugaanta reer reer laysugu tiriyo taas oo aan qabo in ay tahay dabka qabyaaladd ee la kulaalo. Soomaaliya waxaan ka ahaa macallin ka soo baxay Jaamacadda Lafoole, hadana waxaan ku noolahay magaalada Toronto, dalka Kanada. QOLKA CUSUB EE SUUGAANTAKAYD www.suugaantakayd.com
Latest page update: Nov 25 2008, 6:40 AM EST
|
|