SUUGAANTA KAYD MAX'D CABDALLA Discussion Forum
Categories : General Discussion
General discussion around all things related to this site.
General Discussion
General discussion around all things related to this site.
|
Anonymous |
|
Mahad naq
|
1 |
May 19 2009, 4:18 AM EDT by
|
|
|
Thread started: Mar 6 2009, 5:03 PM EST
Watch
Kaydow walaal aad baan uga helay runtii gabayadaada waxaadna taariikhda baal dahab ah kaga qortay maansooyin qiimo iy qiiro wadaniyeed leh, sidaa awgeed baan waxaan kugu tilmaami karaa inaad tahay The true son of Somali.
out of
found this valuable.
Do you find this valuable?
Show Last Reply
|
|
Last Reply:
RE: Mahad naq
By: ,
May 19 2009, 4:18 AM EDT
aad baad ugu mahadsan tahay , waxaan u sheegi lahaa dadka suugaanta tiriyiyaa in ay ku daweeyaan dadkooda.
out of
found this valuable.
Do you find this valuable?
|
|
|
Anonymous |
|
jacayl
|
0 |
Feb 11 2009, 7:03 AM EST by
Anonymous |
|
|
Thread started: Feb 11 2009, 7:03 AM EST
Watch
horta jacayl waa xayna
1
out of
2 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
suugaantan
|
2 |
Jan 3 2008, 1:29 PM EST by
Anonymous |
|
|
Thread started: Aug 3 2007, 10:47 AM EDT
Watch
Gabyaaga Soomaaliyeed waa ku yaryahiin in dadweynaha ku baraarujisa in ay dhaafaan qabyaaladda, waana gabayo aad u qiimo badan haddii Soomaalinimo la doonaayo.
4
out of
4 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
Show Last Reply
|
|
Last Reply:
RE: waxaa fiicnaan lahayd
By: Posted Anonymously,
Jan 3 2008, 1:29 PM EST
waa fikraad aad u fiican laakiin, sida aad og tahay gabaygu waa dareen ku dhasha gabyaaga taas oo aan filaayo in mar uun gabyaagu taaban doonaan arrintaa aad sheegtay.
1
out of
1 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
|
Anonymous |
|
Gabayada qolkan ku jira
|
1 |
Dec 2 2007, 7:09 AM EST by
Anonymous |
|
|
Thread started: Jul 25 2007, 11:03 AM EDT
Watch
Haddii Soomaalidu wax ku qaadanayso waa murti aad u qiimo badan.
9
out of
10 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
Show Last Reply
|
|
Last Reply:
Gabayada oo dhan
By: Posted Anonymously,
Dec 2 2007, 7:09 AM EST
waa gabayo qiima badan,waxaase ila wanaagsanaan lahayd in la galiyo bogagga websaydyada oo dadku wada arko gabayada.
4
out of
4 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|