Sign in or 

|
Posted Anonymously |
Mahad naq
Mar 6 2009, 5:03 PM EST
Kaydow walaal aad baan uga helay runtii gabayadaada waxaadna taariikhda baal dahab ah kaga qortay maansooyin qiimo iy qiiro wadaniyeed leh, sidaa awgeed baan waxaan kugu tilmaami karaa inaad tahay The true son of Somali.
Do you find this valuable?
Keyword tags:
None
|
|
kayd |
1. RE: Mahad naq
May 19 2009, 4:18 AM EDT
aad baad ugu mahadsan tahay , waxaan u sheegi lahaa dadka suugaanta tiriyiyaa in ay ku daweeyaan dadkooda.
Do you find this valuable?
|