Location: RA'YIGA MARTIDA QOLKA SOO BOOQATAY

Discussion: suugaantanReported This is a featured thread

Showing 3 posts

Posted Anonymously
suugaantan
Aug 3 2007, 10:47 AM EDT | Post edited: Aug 3 2007, 10:47 AM EDT
Gabyaaga Soomaaliyeed waa ku yaryahiin in dadweynaha ku baraarujisa in ay dhaafaan qabyaaladda, waana gabayo aad u qiimo badan haddii Soomaalinimo la doonaayo. 4  out of 4 found this valuable. Do you?    
Keyword tags: None

Posted Anonymously
1. waxaa fiicnaan lahayd
Dec 2 2007, 7:18 AM EST | Post edited: Dec 2 2007, 7:18 AM EST
Sideedaba Soomaalidu inta badan ma akhriyaan gabayada waliba wixii dhashay 1990 wixii ka dambeeyay,iskaba daa kuwa qurbaha ku dhashay,oo xataa dhaqankoodii lumay,taasina waxay ka timid waalidiinta,iyo ummadda soomaaliyeed oo aqoontu ku yartahay,barashada diintuna ku yartahay.
waxaan aoran lahaa in gabayad loo badiyo dhinaca baraarujinta waalidiinta waliba gabayo ay fahmi karaan,oo la saan qaada wadciga magaalo oo dadka qurbaha joogaa ku noolyihiin,maxaa jira gabayada ayaa hal ku dhaggoodu u badan yahay dhaqanka soomaaliyeed sida xoolaha,geedaha cimilada hawada ,beraga,suura gal ma tahay in qabayada qaarkood wax laga baddalo?.
1  out of 1 found this valuable. Do you?    

Posted Anonymously
2. RE: waxaa fiicnaan lahayd
Jan 3 2008, 1:29 PM EST | Post edited: Jan 3 2008, 1:29 PM EST
waa fikraad aad u fiican laakiin, sida aad og tahay gabaygu waa dareen ku dhasha gabyaaga taas oo aan filaayo in mar uun gabyaagu taaban doonaan arrintaa aad sheegtay. 1  out of 1 found this valuable. Do you?